Puntland ayay waxaa saaka ka billowday doorashada golaha deegaanka ee beryahan la sugayey. Guddida KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa hakiyay doorashada illaa saddex degmo oo ay ku jirto caasimadda Puntland ee Garoowe.

Doorasho taariikhi oo ka billaabatay Puntland
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
- Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
- Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
- Duqa muqdisho oo ka hadlay shaqaaqo ka dhacday saldhigga booliska ee degmada Warta Nabadda
- Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay


Comments are closed.