Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorasho taariikhi oo ka billaabatay Puntland


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Puntland ayay waxaa saaka ka billowday doorashada golaha deegaanka ee beryahan la sugayey, oo noqoneyso markii ugu horeysay ee doorasho qof iyo cod rasmi ah uu qabto maamulka.

Guddida KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa shalay hakiyay doorashada illaa saddex degmo oo ay ku jirto caasimadda Puntland ee Garoowe, kadib qalalaase dhowaan ka dhacay.

Kahor billowgii doorashada ee saaka ayaa weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb sida ay doorashadani u dhaceyso ka diyaariyay warbixintan.

Warbixin ku sabsan doorashada Puntland.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG