Xisbiga dimoqraadiyadda taageera ee Move Forward oo Axaddii ku guuleystay doorashadii dalka Thailand ayaa dadka siyaasadda falanqeeyaa ay sheegayaan in guushoodu ay jawaab u tahay xukunkii militarigu taageerayey ee dalkaas ka soo talinayey sagaalkii sanadood ee u dambeeyey.

Xisbiga ku guuleystan doorashada Thailand oo isbeddel weyn ballan qaaday
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.