Press "Enter" to skip to content

Xeer ilaaliyaha qaranka oo ka hadlay is-rasaaseyntii Xabsiga Dhexe

Xeer ilaaliyaha guud ee qaaranka Soomaaliya Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa wax aan la qbali karin ku tilmaamay shaqaadadii ka dhacday gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho, taasoo maxaabiis ku xirnaa jeelka ay isku dayeen inay ka baxsadaan

Comments are closed.