Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed inay hubka qaataan oo ay iska dhiciyaan kooxda Al-Shabaab halkii ay ka bixin lahaayeen lacagaha qasabka looga qaato ee bulshada lagu sii dhibaateeyo.

Xamza oo ganacsatada ugu baaqay in ay hubka u qaataan Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.