Degmada Xaafuun ee gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay warshad sifeysa biyaha badda oo ka dhigta kuwo macaan oo la cabi karo. Deegaankaasi xeebta ku yaalla ayaa dadka ku nool waxaa dhibaato ku hayay biyo nadiif ah oo la cabi karo la’aantood.

Warshad sifaysa biyaha badda oo laga hirgeliyey Xaafuun
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.