Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Xaaladda Ammaan ee Laascaanood

Magaalada Laascaanood oo ay sannadkan dagaallo qaraar ka socdeen ayaa dhinaca kale lagu soo warramayaa inay leedahay ciidan booliis oo degaanka ah. Taliyaha booliska maamulka la magac-baxay SSC Khaatumo Khadar Maxamed Faarax ayaa weriyaha VOA ee Laascaanood Cabdikariim Olol uga warramay hawlaha ay qabtaan xilligan colaaddu jirto.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r