Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Dhibaatada cudurka Cataract ee Soomaaliya

Muqdisho — Sannad waliba Bisha June ayaa dunida laga sameeyaa wacyi-galin ku aaddan halista cudurka indhaha u yeela caadka ee loo yaqaan Cataract.

Haddaba Cudurkan oo sababa indho la'aan ayaa dhibaatada uu ku hayo qeybaha Bulshada iyo qaabka lagu daweyn karo waxa uu wariyaheena Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste ka wareystay agaasimaha Isbitalka Indhaha ee Mustaqbal, Dr Cabdisamad Xasan Haye.

 

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r