Shalay waxay hal sano u buuxsantay muddada uu xilka hayey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii labaad oo 15-kii May loo doortay mar kale madaxweynaha Soomaaliya, waxaana intii uu ku jiray ololihiisa uu sameeyay ballaan-qaadyo dhowr ah.
Warbixin: Qiimaynta sannad-guurada koowaad ee doorashadii Xasan Sheekh
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.