Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada ugu halista badan shaqada suxufiyiinta. Gabdhaha suxufiyiinta ee Soomaaliyeed waxaa iyaga sii haysta caqabado dheeraad ugu ah kuw amniga, hase yeeshee waxay rajaynayaan inay sannadkan wixii ka dambeeya ay xaaladdooda shaqo is beddesho.

Warbixin: Duruufaha ay ku shaqeeyaan gabdhaha suxufiyiinta Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladaha ka dhalan kara Super El-Nino
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah






Comments are closed.