Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in goobaha ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ee buuraha Caalmiskaad ay maanta degganayeen.
Puntland waxa ay sheegtay in xalay halkaasi ay duqeyn ka dhacday oo lagu burburiyay goobo ay Daacish qaraxyada ku sameeyaan.
Haddaba wararkii ugu dambeeyay waxaa Boosaaso ka soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.
Comments are closed.