Deegaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa inay xaaladdu dagan tahay kaddib dagaallo halkaasi ku dhexmaray laba beelood, kaasi ay ku dhinteen 18 qof, 30 kalena ay ku dhaawacmeen.

Wararkii ugu dambeeyey dagaallo ka dhacay gobolka Sanaag
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
- Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
- Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)
- Duqa muqdisho oo ka hadlay shaqaaqo ka dhacday saldhigga booliska ee degmada Warta Nabadda
- Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay


Comments are closed.