Afhayeen u hadlay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa mar kale ku celiyey in aanay qorshaysnayn kulamo dhexdhexaadin ah oo dhexmari doona madaxda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya illaa dawladda Itoobiya ay ka laabanayso go’aankii ay isafgaradka kula saxiixatay Somaliland.

Villa Somalia oo xaqiijisay in Xasan Sheekh iyo Abiy aanay ku kulmi doonin Rome
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
- Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
- Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho



Comments are closed.