Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ku kala aragtida duwan hannaanka loo maray heshiiska dib uga laabashada xilka ka xayuubinta uu gudgoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi uu xubinnimada golaha kaga saaray Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Senatar Saalax Axmed Jaamac.
Su'aalo ka dhashay habka loo maray heshiiskii Cabdi Xaashi iyo Saalax
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.