Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa meesha ka saartay in Itoobiya ay wadahadal la gasho ilaa Addis Ababa ay "waxba kama jiraan" kasoo qaadeyso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay la gashay Somaliland, sida lagu shegay bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda.
Soomaaliya oo mar kale diidday inay wadahadal la furto Itoobiya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Muxuu soo kordhin karaa isbaheysiga Soomaaliya, Eritrea iyo Masar?
- Wicitaanka: Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb)
- Faaqidaadda: Caqabadihii ka hor-yimid shirkii Golaha Wadatashiga
- Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho oo dayactir lagu sameynayo
- Biyo gelin loo sameynayo barakacayaasha duleedka Kismaayo
Comments are closed.