Press "Enter" to skip to content

Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Axmed Macallin Fiqi

Hargeysa — Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka dhacday Somaliland.

‘

Fiqi ayaa sheegay in qaar ka mid ah safiiradii goobjoogga ka ahaa doorashadaas ay la tiigsan doonaan sharciga, isaga oo ku eedeeyey inay ku xadgudbeen madax-banaanida Soomaaliya.

 

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Xamse Cali Jeesto.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r