Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay, dabley hubaysan oo weerar ku qaaday gaadiid ay lahayd hay'adda samafalka ee Halo Trust, halkaas oo ay ka kaxaysteen laba baabuur oo ay hay'addu lahayd, iyo weliba mid ka mida darawaladii gaadiidkaas.

Somaliland oo faah-faahisay weerar lagu afduubtay gaadiid
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi





Comments are closed.