Press "Enter" to skip to content

Somaliland oo caalamka u dirtay baaq la xiriira dhallinyaro 'ku xiran' Muqdisho

Hargeysa — Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ugu baaqey wadamada iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha ina y baaritaan ku sameeyaan jirdil uu sheegey in xabsiga Muqdisho loogu gaystey dhallinyaro Somaliland ka soo jeeda oo loo soo xiray dilkii dhowaan Muqdisho loogu gaystey Cabdinaasir Dahable oo ka tirsanaa shaqaalaha hayada duulista rayidka.

Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Xamse Cali Jeesto.

 

 

Comments are closed.