Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ee xarunteedu tahay magaalada Hargeysa ayaa dhawaan daah-furtay adeegga loo yaqaanno 5G ee oo ah adeegga ugu casrisan dhanka khadka internet-ka lagu isticmaalo moobeellada gacanta ee ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.
Shirkadda TELESOM ee Hargeysa oo daah-furtay adeegga 5G
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.