Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir weynaha xoojinta iskaashiga Urur Goboleedka Bariga Afrika EAC, kaasi oo muddo laba cisho ah ka socon doona magaalada Muqdisho.

Shirka xoojinta Iskaashiga Ururka EAC oo ka furmay Muqdisho
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgalay kulanka loogu gogol-xaarayo Shir-madaxeedka wadamada Carabta iyo Islaamka
- Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Dooxa
- Taliyaha Ciidanka Dhulka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray Ceeldheer
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya
- Shirka Wadatashiga Garsoorka ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed oo laga daah furay Muqdisho
Comments are closed.