Press "Enter" to skip to content

Shirka sannadlaha ee Heritage oo ka furmay Jabuuti

Jabuuti — Magaalada Jabuuti ee caasimadda waddanka Jabuuti, waxaa saakay oo Axad ah ka furmay Shirka Sanadlaha ee ee Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda.

Shirkaan oo ah kii sideedaad, ayaa sannadkaan diiradda lagu saarayaa 'Xoojinta xaislloonida gobolka iyo muhiimmada ay u leedahay u hogaansanaanta sharciga.

Warbixintan waxaa Jabuuti ka soo diray wariyaha VOA-da Ramadan Muuse.

Sidoo kale, Ramadan Muuse ayaa waxyar ka hor inta uusan furmin shirka, wuxuu muhiimadda shirka sannadkan ka wareystay, agaasime ku xigeenka Machadka Heritage, Deeqa Cabdullaahi Macallim.

 

Comments are closed.