Press "Enter" to skip to content

Shir looga hadlayo arrimaha garsoorka oo Muqdisho ka furmay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirkii 4-aad ee ee Madasha Garsoorayaasha Soomaaliya. Shirkan waxaa isugu yimaada garsoorayaasha kala duwan ee maxkamadaha Soomaaliya, waxaana maanta looga hadlay sidii loo mideyn lahaa qaabka iyo qorista xukunnada.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan inoo soo diray.

 

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r