Press "Enter" to skip to content

Shariif oo sharci darro ku eedeeyey baarlamanka

Muqdisho — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka Soomaaliya ee ay ku ansixinayaan sharciyada doorashada.

Shariif ayaa sharciyada ay ilaa hadda ansixiyeen baarlamaanka ku sheegay kuwo aanan heshiis lagu aheyn. Warbixintan waxaa ku eegaya wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab.

Comments are closed.