Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Federaalka Mukhtaar Rooboow ayaa beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegay 'in la musuq-maasuqay' howlihii Xajka ee sannadkan.
Roobow oo beeniyay musuq-maasuq lagu eedeeyay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.