Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhaba, halkaasi oo la filayo inuu kulamo kula yeesho madaxda Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo safar ku tegay Baydhaba
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.