Ururka Qareenada Somaliland ayaa soo dhaweeyey wareegto Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka soo saaray arrimaha kufsiga taasi oo uu ku amray in kaliya fal dambiyeedka kufsiga lagu dhameyn karo maxkamadaha sharci ee awoodda u leh, iyadoo meesha laga saaray wadiiqooyinkii dhaqanka.
Qareenada Somaliland oo soo dhaweeyey wareegto kasoo baxday madaxweynaha
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.