Maamul goboleedka Puntland, oo wali dagaal kula jira kooxda Daacish, ayaaa maanta sheegtay in duqeyn ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah buuraha gobalka Bari, oo ay ku sugnaayeen maleeshiyada Daacish, balsekama hadlin khasaaraha duqeymahaas.

Puntland oo sheegatay duqeyn ka dhan ah Daacish
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.