Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Rwanda…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay warbixin sanadeedka Waxqabadka ee Sannadka 2025, iyadoo hal-ku-dheggu…
Ciidamada Gaarka ah ee Gor-Gor ee Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada Deegaanka ayaa fuliyay howlgal amni xaqiijin ah oo si guul leh uga dhacay…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Farataag oo ka qeybgalay kulan u qabsoomay Hey’adda Socdaalka ayaa sheegay in xilligaan ay jiraan ifafaallo wanaagsan…
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 161-aad, oo garab ka helaya cutubka Gawaarida Gaashaman ee MU, ayaa howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanada…
Muqdisho (SONNA): – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo…
Muqdisho (SONNA): – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga Dibadda ee…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowkadda FS mudane Cali Yuusuf Cali -xoosh ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergeyga gaarka ah…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar uga furay ku dhowaad 90 saxafi oo Soomaaliyeed,…

