Qarax dad shacab ah ay ku dhinteen ayaa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Shalaaanbood iyo degmada Qoryooley ee gobalka Shabeellaha Hoose. Sii akhri
wargeys.com
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad uu salaadii Jimcaha ka jeediyey masaajidka Madaxtooyada waxa uu ku sheegey in Soomaaliya aysan gacmaha ka laaban…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha xilligan ee Urur Goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in madaxda ururkaasi ay iskugu yimaadana shir aan caadi…
Dawladaha Shiinaha iyo Sucuudiga ayaa sheegay inay taageerayaan madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Sii akhri
Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada ugu halista badan shaqada suxufiyiinta. Gabdhaha suxufiyiinta ee Soomaaliyeed waxaa iyaga sii haysta caqabado dheeraad ugu ah kuw amniga,…
Golaha Iskaashiga Xisbiyada siyaasadda ee Ethiopia oo kulan ku yeeshay Addis Ababa ayaa sheegay inay ka shaqayn doonaan sidii loo hirgelin lahaa heshiiskaas. Sii akhri
Bannaabax ay soo qaban-qaabiyeen mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagaga soo horjeeday is-afgaradkii ay 1-dii bishan magaalada Addis Ababa ku…
Dadweynaha iyo waxgaradka Somaliland ayaa ka falceliyey heshiiska is-afgaradka badda ee dhowaan ay wada saxiixdeen Somaliland iyo Ethiopia. Sii akhri
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nidaamka dowladeed ee caalamka iyo haddii la joogo xilligii laga gudbi lahaa in quwado kooban ay…
Muran dhuleed ayaa soo kala dhexgalay maamulka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dadweyne ka tirsan kuwa degaanka, murankaasi oo la xiriira dhul ay…