Waxaa magaalada Hargeysa laga daah-furay adeegga caymiska caafimaadka, iyada oo mas’uuliyiinta shirkadda caymiska ee lagu magacaabo Wadaag ay hirgaliyeen. Sii akhri
wargeys.com
Sii akhri
Qurba joogta degaanka oo kaashanaya kuwa gudaha ku nool ayaa ku guuleystay dhismaha Iskuul saddex qol ka kooban oo laga yagleelay degaanka Qabno oo hoostaga…
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha haysta dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana marti ku ah wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud.…
Maalintii labaad ayaa hawlgalo milatari ay ka soconayaan deegaano ka tirsan Jubada Hoose. Sii akhri
Bulshada Soomaalida waxaa beryahan danbe ku soo badanayay cudurka Cancer-ka iyadoo baahi weyn loo qabo baaritaan iyo daweyn. Sii akhri
Kulan ballaaran oo dhallinyarada looga wacyi-gelinayo daroogada iyo si xun u siticmaalka baraha bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Sii akhri
Ottawa — Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru-dowlaha wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan dalkan Canada ayaa magaalada Ottawa ee…
Sida ay sheegeen dadka dhaqan-yaqaanka ah, sannadahaan danbe magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya ayaa waxaa kusii badanayey iska-warqab la’aanta iyo xiriirka dadka deriska ah ama isku…