Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS), ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagtay in dhammaan duulimaadyadii qorshaysnaa maalinka barito ah oo taariikhdu ku beegantahy 2 March 2026…
wargeys.com
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta, kaas…
Muqdisho (SONNA): Degmada Diinsoor oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 08 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada…
Muqdisho(SONNA):-Guddiga Gurmadka Abaaraha ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka ee loogu talagalay dadka ay abaartu saameysay. Guddiga ayaa kulan la…
Madaxweyne Ku- xigeenka Dowladda Puntland, H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka horumarinta Garsoorka Puntland . Kulanka ayaa warbixino faahfaahsan looga dhegaystay Maxkamadda sare,…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu hawlgallo dagaal oo waaweyn uu ku qaaday Iiraan ,iyadoo Israa’iil ay sidoo kale sheegtay inay weerarro…
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha kala duwan, kuwaas oo si…
Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta oo…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda dalka, kuwaasi oo uu…
Muqdisho (SONNA): Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada…


