Wasiirka Awqafta iyo Arrimaha Islaamka XF S Mudane Sheekh Muqtaar Rooboow oo ka hadlay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in soddonkii sano ee u…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeelatay Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Women Marwo Rukia…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daud Aweys Jama ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirro ka socda siddeed…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Daah-furay Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal-Abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed, ayaa adkeeyey muhiimadda…
Muqdisho (SONNA): Diiwaangelinta doorashooyinka qof iyo cod ah ayaa si habsami leh uga socota Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana maanta isdiiwaangeliyay Guddoomiyihii hore…
Qaahira (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Yemen Jeneraal Mohsen Maxamed Axmed Al-Daacari ayaa maanta kulan muhiim ah…
Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS mudane Maxamed Cusmaan Naastaro oo uu wehliyo Agaasimaha Guud Maxamed Bashir Cumar, ayaa maanta…
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska & Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub (EU) ee…
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda ku ansixiyay Heshiiska Aas-aasida Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (East Africa Standby Force –…

