Muqdisho(SONNA):-Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka…
wargeys.com
Arusha- SONNA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arushaee dalka Tanzania, halkaasi oo uu…
Muqdisho- SONNA— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT) oo loo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Wasiirka,…
Muqdisho,(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa…
Arusha,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka caadiga ah…
Muqdisho,(SONNA):- Isku soo bax lagu taageerayo dhammeystirka iyo ansixinta Dastuurka Dalka ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Dadweyne aad u fara badan…
Muqdisho (SONNA): Degmada Cabdi Casiis oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 14 dhibcood ay kaga adkaatay…
Muqdisho.SONNA…Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Khadija Mohamed Al-Makhzoumi ayaa si rasmi ah magaalada Mogadishu uga furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed, kaas oo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay xarunta Wasaaradda. Intii uu kormeerka ku…

