Muqdisho.SONNA…- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, oo ka dhacay Madaxtooyadda Qaranka, kaas oo looga hadley arrimaha…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka, isaga oo sheegay in…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya…
Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran iyo kuwa barakacayaasha ah ee ka soo cararay abaaraha ba’an…
Muqdisho.SONNA— Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga…
Muqdisho.SONNA…..Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka, kuwaasi oo soo ajiibay Gogosha…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM, Danjire El…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah ee hoos ku xusan:…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee XFS, Sareeye Guud Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wakiilka iyo Agaasimaha Guud ee…
Muqdisho(SONNA):-Qaar ka mid ah akoonnada baraha bulshada ayaa faafinaya eedeymo lagu sheegayo in Dowladda Turkiga ay si hal dhinac ah uga faa’iideysanayso kheyraadka dabiiciga ah…

