Muqdisho- SONNA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka…
wargeys.com
Muqdisho-SONNA-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabeellaha Hoose kula afuray saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, maamulka deegaanka,…
.SONNA…Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa boqolaal shacab ah iyo Mas’uuliyiin Salaada Ciidul Fidriga kula tukaday Duleedka…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo isugu jiray wasiirro,xildhibaanno iyo saraakiil ayaa saaka gaaray deegaanka Gendershe oo kamid ah Gobolka…
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Bashiir Cumar iyo ku xigeenka safiirka Dowladda Sweden u fadhiya QM Amb Andreas…
Muqdidho-SONNA- Maamulka isbitaalka, oo wakiil uga ahaa Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa qeybinta ciidsiinta ku farxiyay qoysaskan, kuwaas oo u badan dad danyar ah, si…
Muqdisho(SONNA)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada Baydhabo ka wada qaybinta deeq…
Muqdisho.SONNA…Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha bini’aadanimada oo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay mashruuca afurinta dadka soo barakacay…
Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa galabta Ciidamada Amniga kula afuray duleedka deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha…
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyay qaar ka mid…

