Ankara(SONNA):-Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Jamhuuriyadda Turkiga ayaa magaalada Ankara si rasmi ah ugu soo gebagabeeyay barnaamijka Tababarka Baarista Maaliyadda. Xafladda gebagabada waxaa ka…
wargeys.com
Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble oo aad loogu garan og yahay Cabdullaahi wadaad waxa uu dhashay sanadkii 1965-kii, isaga oo ku dhashay degmada Ruun Nirgood ee…
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray New Delhi, caasimadda Jamhuuriyadda Hindiya, si uu…
TAARIIKH NOLOLEED. Muqdisho(SONNA):-Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxa uu leeyahay waayo-aragnimo ballaaran oo ku saabsan hoggaaminta ciidanka.…
Muqdisho(SONNA):-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir, ayaa maanta Dekedda Weyn ee Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socday Midowga Yurub, oo…
Muqdisho(SONNA):- Kulan miro-dhal ah ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray madax sare oo ka socday Midowga Yurub (EU), gaar ahaan Xafiiska EU ee Soomaaliya…
Muqdisho(SONNA(:-Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan oo qeyb ka ah la-tashiyada…
Muqdisho(SONNA):-Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirkii Wadatashiga Qaran ee ka-jawaabista xaaladda degdegga ah ee abaarah, kaas oo ay ka qayb qaateen hay’adaha dowladda iyo…
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kulanka Todobaadlaha ee Hogaanada , Fadhiyada madaxa banaan , Qeybaha, Talisyada Dekedda iyo…

