Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya ahna Xiriiriyaha Arrimaha Bani’aadamnimada ayaa…
wargeys.com
asiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo xubno kale oo…
Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban hal…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay…
Muqdisho(SONNA):’Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay dhagar-qabe ka…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Magaalada Moqdisho ka Furay shir u dhexeeya hay’adaha dowladda iyo Hay’adda aalamiga ah si…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Axmed Macallin Fiqi oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dadka Woqooyi Bari ay iska qaadeen heeryadii,isla markaana ay dhisteen…
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal culus oo lala beegsaday kooxaha khawaarijta ka fuliyay degmada Bu’aale ee Gobolka…
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Saalim Caliyow Ibrow iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday xarunta dhexe ee Ururka Midowga Shaqaalaha dowladda Dalka…
Muqdisho((SONNA):-Waxa saaka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ka socda mudaharaad lagu taageerayo midnimada jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudaharaakan ayaa looga soo horjeedaa xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada…

