Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda caafimaadka Soomaaliyeed, geerida…
wargeys.com
Muqdisho (SONNA): Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund – GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs Assessment – RNA)…
Muqdisho (SONNA): Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka fulisay xukun dil toogasho ah oo horey ay ugu riday Cabdi C/qaadir Maxamed oo…
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga labada…
Dalalka Somalia iyo Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (Memorandum of Understanding – MoU) oo ku saabsan iskaashiga dhinaca gaashaandhigga iyo milatariga. Heshiiskan oo ay…
Muqdisho,(SONNA):- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta guddoomiyay kulan wadatashi oo looga doodayay laguna ansixiyay Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta…
Muqdisho,(SONNA):- Kusimaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo la xiriira…
Muqdisho,(SONNA):- Go’aan maamul oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa 12 kulan looga joojiyay ka qeybgalka…
Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabadda 6da February maalinta caalamiga ah ee joojinta Gudniinta. Wasaaradda Qoyska oo…
Muqdisho,(SONNA):- Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo si qoto dheer loogu gorfeeyey arrimo la…


