Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u diiwaangelisay Markabkii ugu horreeyay ee ee sita Calanka Soomaaliya ee Joqoraafi ahaan dhacda Geeska Afrika…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay howlgalkii lagu furay waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo. Taliyaha oo…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada, iyo guud ahaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, geerida…
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax ka barta Jaamaaad Daystar ee…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay saraakiisha ciidaamada ee ka qeybgalay kulan la xiriiray soo celinta amniga ayaa ka warbixiyay…
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad oo maalmahaan ku sugnaa Dalka Mareykanka ayaa kulammo muhiim ah la qaatay…
Taliyaha Ciidanka Boliiska Gen. Asad Cismaan oo ka hadlay kulan looga hadlaayey amniga ayaa ka warbixiyay howlaha horyaalla ciidanka iyo sida ay muhiimka u tahay…
Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad Guutada 20-aad ee Kumaandooska Gorgor, ayaa gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu magacaabo…
Muqdisho(SONNA):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed,…

