Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha Dekedda Weyn ee Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko), oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, Maxamed Abuukar Subeer, ayaa intii uu…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Booliska Gaarka ah ee Haramcad iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 6-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal wadajir ah ka fuliyay deegaanka…
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay saraakiisha hoggaamineysa ciidamada federaalka iyo…
Muqdisho>SONNA— Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey hindise-sharciyeedyo, heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah oo waxtar u leh…
Beydhabo.SONNA…Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.…
Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI) oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo Soomaaliya…
Muqdisho (SONNA): Munaasabadda dhaarinta xubnaha golaha deegaanka Xamar oo ka kooban 390 xubin ayaa galabta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirro ka tirsa xukuumadda, guddoomiyaha guddiga…
Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Geeska Afrika, General…
Muqdisho (SONNA): Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u eegis gaar ah ku sameeyey heshiisyada kirada dhulka dowladda ee 7 shirkadood oo…
Geneva (SONNA): Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhisa dalalka Switzerland iyo Austria, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u jooga Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva,…

