Gabaygan abwaanku wuxuu tiriyey 1980kii. Sababtiisu waxay ahayd, Raadiyihii Harar ka bixi jiray ayaa waxaa sanadkaa maamulkii gobolkii Hararghe la odhan jiray oo kan Soomaalidu…
wargeys.com
Aadan Carab wiiluu dhalay ayaa in badan caano isiiyaay ku ooyey markaas ayuu abwaanku damcay inuu tusaaleeyo sabiga in geela iyo caanihiisu aysan ku iman…
The largest online collection of Somali poetry 1.Adaa Soobir-gaydhooy sir qaba, oon samaan wadine 2.Dadku wuu sarquumaa ninkaad, saaxib noqotaane 3.Salaadaha udgoon iyo cilmiga, wuu…
The largest online collection of Somali poetry 1.Dowladi Colaad Faaraxow, waa daruur sabane 2.Nin hadii la dilo naagta, waa laga dumaalaaye 3.Adoo xalay dib jirey…
Garnaqsi wuxuu abwaanku tiriyey 1974kii. Dawladdii Maxamed Siyaad ayaa jahawareerisay ururadii gobonimo doonka ahaa ee gobolka Soomaali Galbeed ama Ogaadeenya ka dagaalamayey. Cabdullaahi Dhoodaan sida…
The largest online collection of Somali poetry Deyl Yogol ayaa gabay aan tixahan hoose ka hayno tiriyey isagoo ku diganaya Isaaq oo dagaalo is daba…
Qamaan Bulxan oo ay Xabashiyi Herar ku xidhay xilliggii Giri-Girida la odhan jiray ayaa fariin faray Maxamuud Ciye oo ahaa nin Reer Ciideed ah Qamaanna…
Yuusuf gabaygan iyo midka kale ee isna la baxay Sagooti wuxuu ugu jawaabay nin la yidhaahdo Cali Banfis oo SNM ahaa oo gabayo dhawr ah…
Olal Reema waa gabay ka mid ah silsilad gabay ah oo dhexmertay niman Ogaadeen ah iyo kuwo Isaaq ah 1980aadkii. Makayte silsiladdaa wuxuu ku lahaa…