Riyaad (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiq oo magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya ku jooga booqasho shaqo, ayaa kulan doceed…
wargeys.com
Aljeris (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda JFS mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon-isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa habraaca xiriirka hay’adaha dowladda…
Muqdisho.SONNA…Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JFS Saalax Axmed Jaamac ayaa soo xiray shirkii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga,kaas oo muddo 4 cisho ah ka socday Magaalada Muqdisho. Shirkaan…

NISA oo faahfaahin ka bixisay howgal lagu dilay dhagar qabe Horjooge ahaa oo ka dhacay Jubbada Dhexe
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal si guul leh u dhacay, oo ay 8-dii bishan ka fuliyeen meel…
Algiers (SONNA): Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda dowladda Aljeeriya mudane Lotfi Boudjemaa ayaa magaalada Algiers ee…
Muqdisho (SONNA): Ciidamada gaarka ah ee Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada amniga Dowlad-Goboleedka Jubaland ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu…
Muqdisho (SONNA): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Mareykanka…
Riyad (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta Isbahaysiga Wadamada Islaamka…
Addis Ababa (SONNA): Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, si…
