Addis Ababa(SONNA):-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya oo Kulmay Intii uu Socday Shirarka Midowga Afrika. Intii ay socdeen shirarka Midowga Afrika ee ka qabsoomaya…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Amniga Gudaha waxay shacabka Soomaaliyeed iyo warbaahinta u caddeyneysaa in habraaca soo jireenka ah ee sugida amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle uu si buuxda…
Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa maalinimadii shalay cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland,iyagoo ku dhawaaqay in tallaabadaasi ay tahay waxba kama jiraan sida…
Muqdisho.SONNA-– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xalay ka qaybgalay Baalfurka Buug ka hadlaya Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika oo lagu…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego),…
Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, iyagoo ay…
Nairobi (SONNA): Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle ayaa ka qeyb galay kulankii Sanadlaha ah ee Diblomaasiyadeed ee Bilowga Sanadka cusub oo ka…
Addis Ababa (SONNA): Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) muddada u dhaxeysa 2026–2028,…
Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha Qaranka, taas oo…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan Soomaaliya Mudane Dr.…

