Marka (SONNA): Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor iyo Ciidamada Hay’adda Nabadsugida Qaranka, oo dhawaan la wareegay deegaanada Gendershe iyo Dhanaane ee Gobolka…
wargeys.com
Muqdisho(SONNA):-waxa weli gobolada iyo degmooyinka dalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka sii soconaya isu soo baxyada shacabka Soomaaliyeed ku diidan yihiin farogelinta qaawan ee Israa’iil ku…
Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Nasiib Buundo, qeybteeda…
Muqdisho(SONNA):-waxa guud ahaan ba degmooyinka gobolka Banaadir ka socda mudaharaado waaweyn oo shacabka soomaaliyeed kaga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada dhuledd ee Jamhuuriyadda…
Kuwait(SONNA):- Dowladda Kuwait ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaantay mid si toos ah u…
Muqdisho(SONNA):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Baalle, ayaa si cad uga digay Israa’iil in ay ku xadgudubto madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.…
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Sierra Leone ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay mid si cad u jebinaysa…
Muqdisho(SONNA):-Midowga Afrika ayaa si adag u cambaareeyey tallaabadii Yahuudda ee ku faragalisay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas lagu tilmaamay mid si toos ah u dhaawacaysa…
Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa luqad aad u kulul ku cambaareysay xad-gudubkii Israa’iil ku sameysay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay mid ka…
Muqdisho(SONNA):-Jaamacadda Carabta ayaa si xooggan u caddeysay taageerada ay u hayso midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan lagu tilmaamay mid lagama maarmaan u…

