Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey dib u eegista cusub ee lagu sameeyey miisaaniyadda sannadkan 2023-ka oo dhan 917 milyan oo dollar.…
wargeys.com
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday xubno ka tirsan hay’adda sirdoonka ee NISA oo lagu soo oogay dacwadda kiis dil oo…
Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi ayaa rajo ka muujiyey qabsoomida doorashooyinka Somaliland. Dhinaca kale, Cabdilahi Cisman Geeljire oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ee waddani ayaa…
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha toddobadkan waxaan ku eegeynaa sannad-tirsiga Nayruuska, waxaana marti ku ah Mustafa Feyruus oo ah bare Jaamacadeed, cilmi-baare iyo xeel-dheere afka iyo dhaqanka. Sii…
Iska horimaad ayaa saaka mar kale ka dhacay degaanka Goofguduud Buurey oo galbeedka ka xigta magaalada Baydhaba, kadib weerar ay kusoo qaadeen maleeshiyaadka al-Shabaab. Sii…
Garsoore Federaal ah oo ku sugan magaalada San Francisco ayaa diidey siyaasadda socdaalka ee madaxweyne Joe Biden Talaadadii, isaga oo ku tilmaamay sharcigiisa xaddidayao cidda…
Waxaa meel wanaagsan maraya shir dib u heshiisiin ah oo ka socda degaanka Burka Diirimeed oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Cadalle iyo Raage…
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi uu barnaamijka Caweyska Washington siiyay Guddoomiyaha…
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa maanta guddi ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya u sheegtay in la xiray oo wali su’aallo la weydiinayo 14 qof oo ay…
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri










