Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey dib u eegista cusub ee lagu sameeyey miisaaniyadda sannadkan 2023-ka oo dhan 917 milyan oo dollar. Waxaa oggol ku codeeyey 169 xildhibaan.

Baarlamanka Soomaaliya oo dib u ansixiyey miisaaniyadda 2023
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Safiirka Soomaaliya ee Aaljeeriya oo la kulmay wasiir dowlaha arrimaha dibadda dalkaas
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabadda xuska sannad guurada 65-aad…
- Madaxweynaha Puntland oo daahfuray shirweyne looga arrinsanayo maamul baahinta
- Safaaradda JFS ee Kenya oo si heer sare ah u xustay sanad-guuradii 65-aad ee Maalinta Xorriyadda
- Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed iyo mashaariic kale
Comments are closed.