Ankara(SONNA):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ankara Danjire Fatxudiin Cali (Ospite) ayaa ka qeyb galay xaflad ay soo abaabushay safaarada JFS ee Wadanka Turkiga, taas oo lagu…


Ankara(SONNA):-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ankara Danjire Fatxudiin Cali (Ospite) ayaa ka qeyb galay xaflad ay soo abaabushay safaarada JFS ee Wadanka Turkiga, taas oo lagu…
Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud…
Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa soo xiray kulanka 27-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga dalalka Geeska Afrika, kaasi oo…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Siyaasadda iyo Iskaashiga Istiraatiijiga ee Hay’adda ECH, Marwo Hanna Jans,…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo dhowaan safar shaqo ku gaaray Dalka Sacuudi Carabiya ayaa…
Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha…
Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 4’aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay saaka ka fuliyeen deegaanka Alanleey ee gobolka Shabeellada Dhexe…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SODMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya, Danjire Maxamed…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Wadatashiga Qaran, kaas oo diiradda…
Muqdisho (SONNA): Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadallo dhawaan ay jeediyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka…