Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeeshay xiisadda ka dhex taagan dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya. Sii akhri
wargeys.com
Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in xabsiga la dhigay dhalinyaro lagu eedaynayo inay ku lug lahaayeen rabshadihii waxyeellada geystay ee lala beegsaday gaadiidkii ay saarnaayeen ciyaartooydii…
Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku tagay magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya…
Kampala — Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo ah mid aan caadiga ahayn, kaas oo ay…
Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay sanad miisaaniyadeedka cusub ee dalka, kaas oo markii ugu horreysay gaaray in ka badan hal bilyan oo dollar.…
Cudurka shubanka ayaa ka dillaacay magaalada Jalalaqsi, mas’uuliyiinta caafimaadkuna waxay sheegayaan inay carruuri u dhimatay. Sii akhri
Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa toddobaadkan ka furmaya shir madaxeedka Ururka aan dhanna raacsaneyn. Sii akhri
Sii akhri
Qarax khasaare gaystay ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka dhacay xarun mashquul badneyd oo ku taalla degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Sii akhri
Maxkamad Turkish ah ayaa maanta ku ganaaxday wiilka madaxweynaha Soomaaliya lacag dhan $900, sababo la xiriira inuu si aan ku talo-gal aheyn ugu dhacay islamarkaana…










