Maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo Hay’adaha samafalka ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed ayaa kulan ay ku yeessheen magaalada Baydhaba ka wada hadlay sida loo…
wargeys.com
Sii akhri
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay lagu soo gagabeeyay shir ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed, kaasoo looga hadlayay ka hor tagga fikirka…
Hargeysa — Maalinta berri oo ku beegan 8-da bisha March waxa dunida oo dhan looga dabaal degayaa maalinta haweenka adduunka, waana xus sanadle ah oo sanad…
Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdisho ku soo gabagaboobay Madasha Aragti-wadaagga 7-aad, wejigeedii 2-aad ee Machadka Cilmi Baarista ee Heritage. Sii akhri
Magaalada Hargeysa waxaa shalay ka furmay shir looga hadlayo maalgashiga waafaqsan nidaamka Bankiyada Islaamiga ah, kaas oo ay ka qeybgalayaan khubarro dhanka dhaqaalaha ah. Sii…
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray Talaadadi shalay xilka uga qaaday gudoomiyahii gobalka Shabeellaha Dhexe, islamarkaana magacaabay guddoomiye cusub. Sii…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida ay haweenka Soomaaliyeed uga faa’iideystaan teknoolajiyadda si ay sare uga qaadaan ganacsigooda, waxaana marti ku…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maant dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa oo xaamilo ahayd, oo uu ku…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta booqday garoonka diyaaradaha Muqdisho, halkaasi oo laba maalmood ay ka taagnayd cabasho ay samaynayeen dadka safraya kadib…










