Waxaa shalay magaalada Baledweyne ka hirgalay go’aan shaqo joojin ah oo horaantii toddobaadkan ay ku dhawaaqeen gudiga gaadiidleyda gobalka Hiiraan. Sii akhri
wargeys.com
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta la kulmay saddexda Xisbi siyaasadeed ee Somaliland, kulankaasi oo la sheegay in lagaga wada hadlay arrimaha doorashooyinka. Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay 'shir wadatashi ah' oo ay kasoo qeybgaleen madaxdii hore iyo siyaasiyiiin kale, kaas oo ka furmay hotelka…
Guddiga doorashada ee Somaliland oo toddobaadkan kulamo la qaadanayey daneeyayaasha arrimaha doorashooyinka Somaliland ayaa shalay kulan la qaatay ururada siyaasadda ee Somaliland. Sii akhri
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in 40 ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab lagu dilay howlgal ay deegaanno hoostaga degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose ka sameeyeen…
Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubland ayaa sheegay in ciidamada dawladda federaalka oo kaashanaya kuwa maamulka ay maanta qabsadeen degmada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose. Sii akhri
Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa ka furmay toddobaadka cayaaraha Soomaalida Toronto, kaasoo ay ka qeyb galayaan kooxo ka kala yimid Yurub, Mareykanka iyo magaalooyinka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shalay isku shaandhayn kooban ku sameeyey golihiisa wasiirrada. Isku shaandhaynta ayaa keentay in xilkii laga qaado Wasiirkii Maaliyadda…
Hawlgalka milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa sheegay in kadib markii ay codsi ka heleen dawladda Soomaaliya ay saddex duqaymood oo is…
Magaalada Ceel-Cadde ee gobolka Gedo waxaa habeen hore duqeyn xagga cir ah oo ay diyaarado ka geysteen ku geeriyoodey, Sheikh Cabdiraxmaan Sheikh Cabdullahi Cali, oo…









